Khilaaf xoogan oo ka taagan Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan ka jiro Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug. Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa ku guuleestay in ay xareeyaan qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Cusub ee Galmudug , waxaana Guddiga … Continue reading Khilaaf xoogan oo ka taagan Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug